La hadal qof wax fahmaya

Dhib miyey kaa heysata inaad la socoto inta lacag ah ee aad kharashgareynaysid? Ama inaad bixisid qaar ka mid ah biilasha ama aad cunto soo iibsato? Miyey kugu sii adkeynaysaa si aad u xakameyso khamaarkaaga?

Copy of Mothers day fb Max Quality

La hadal qof wax fahmaya. Adeegyada Ka hortaga Dhibka Khamaarka Dadka dhaqamada badan leh waan kaa caawin karnaa inaad maareyso saameynaha khamaarka iyo inaan kaa caawino xiriirka qoyska iyo maaliyadaada.

Haddii aad ka welwelsan tahay qof kuu dhow adiga, sidoo kale waan ku taageeri karnaa.

Wixii ah tallo qarsoodi oo bilaash ah soo wac khadkeena taleefanka ee ah 1800 329 192 ama iimeyl noogu soo dir This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

pdfLearn more

Learn helpful information in language here.

Share